Author Archives: admin

Shir looga hadlayay qabyo qoraalka xeerka naafada oo lagu qabtay magalada Muqdisho

Shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen gudiga xuquuqul insaanka iyo haweynka ee golaha shacabka somaliya ayaa waxaa ka qayb galay wakiilo ka socday hayadaha iyo ururada ka shaqeeya arimaha naafada ee somaliya iyo dad aqoon uleh arimaha sharciga. Kulanka ayaa lagu soobandhigay qabyo qoraalka xeerka naafada somaliya iyo dhibaatooyinka ay qabaan dadka naafada somaliyeed. Ka qayb galyaasha ayaa soo bandhigay ...

Read More »

Dufacdii labaad ee ka qalin Jabinaysay dugsiga indhoolayaasha Alnur oo barnamij sogoodin u sameyay ardayda dugsigaas

IMG_7235

Ardyda ka qalib badalanaysa dugsiga indhoolayaasha Al-nur oo barnaamij sagoodin ah u sameyay arday maclimiinta dugsigaas ardayda sanadkaan dhamesysanaysa waxbarashada dugsiga dhaxe ee indhoolayaasha ALNUR oo konoqonaya dufacadii labaad ee ka qalin jabisa dugsiga ayaa barnaamij sagoodin ah oo ay ku midaysanaayeen fasalada 9aad- iyo 8aad ugu qabtay xarunta dugsiga kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen dhamaan ardayda dugisga ...

Read More »

Kulan Looga Hadalyay Hormarinta Waxbarashada Gaarka ah (SAWIRO)

sawar 1

Kulan looga hadlayay waxbarashada naafada somaliya oo ay soo qaban qaabiyeen digsiga indhoolayaasha Al-nur iyo Jamacada Palasma ee magalada Muqdisho ayaa  loogu soo bandhigay sida ay wax ubartaan guud ahaan dadka naafada gaar ahaan dadka qaba baahiyaha araga iyo maqalka ee ku nool magalada Muqdisho, iyadoo goobta ay dugsiyada dhogoolayaasha iyo indhoolayaasha ee magalada muqdisho qaabka ay wax u bartaan ...

Read More »

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo ka qayb kulay kulan looga hadlayay xuquuqda naafada somaliya (DAAWO)

IMG_2182(1)

Shir wada tashi ah oo ay soo agaasintay hayadda dayeelka naafada DWF oo lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa looga hadlay sida ay xuquuq dastuuri ah ay u heli karaan dadka naafada ee somaliyeed, iyadoo kulanka lagu soo bandhigay warbixino iyo muuqaallo ku saabsan xaaladda naafada caalamka iyo somaliya, Ka qayb galayaasha ayaa halkaasi ku soo bandhigay aragtiyo ku saabsan sida ...

Read More »

Ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe oo doortay gudoomiye cusub

s5

Kulan xubnaha labada gole ee ururka indhoolayaasha gobolka Shabelada oo xubin ka ah ururka indholaaysha somaliyeed ee SAB ay Ku yeesheen Magalada Jowhar ayaa waxay hogaanka ururkaasi u doorteen inuu godoomiye ka noqdo Isaaq xeedar caqiil, oo horay u ahaa gudoomiye ku xigeenka ururkaas waxana uu badali donaan gudomiyihii hore ee ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe sheekh cali rashiiid kaasi oo ...

Read More »

Ururka Indhoolayaasha Somaliyeed Ee SAB oo Sagootin U Sameyay Xubno Ka Tirsan Ururka Oo Deeq Cimro Ah Ka Helay Boqorka Sucuudiga ( SAWIRO)

s1

MUQDISHO: Munaasabad ay ka qayb galeen labada gole ee ururka indhoolayasha somaliyeed ee SAB ururada Bulashada rayidka culumaa`udiin iyo marti sharaf kale oo lagu sagootinayay 10 xubnood oo ka tirsan ururka SAB kuwaas oo deeq cimro ah ka helay boqorka dalka sucuudiga ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. Ibraahim cabdulahi maxmuud gudomiyaha ururka indhoolayaasha somaliyeed ee SAB oo daah furay munaasabadda ...

Read More »

Amb maxmed cali nuur (amerko) oo lacag ugu deeqay xarunta waxbarashada dadka araga la` ee magalada Muqdisho

maxmad

Musharax madaxweyne Amb Maxmed Cali Nuur oo ka qayb galayay barnaamijka Hormarinta waxbarashada dadka araga la oo todobaadkii maalinta sabtida ka baxo Radio Goobjoog ee magalada Muqdisho ayaa Ururka Indholayaasha Somaliya Sab ku wareejiyay lacag uu ugu tala galay in lagu bixiyo halbil oo ah kirada xarunta waxbarashada dadka araga la ee SOMALIYA oo ku taal magalada muqdisho halkaas oo ...

Read More »

Dugsiga indhoolayaasha Alnuur oo tabar u soo xiray qaarkamid ah maclimiinta wax ka dhiga dugsiyada magalada (Sawirro)

IMG_3929

Dugsiga indhoolayaasha Alnur iyo hayadda Hormud Telcom foundation ayaa magalada Muqdisho ku soo gab gabeyay tabar ku saabsan waxabarashada  gaarka ah oo barayaalk kala socday qaarkamid ah dugsiyada muqdisho lagu barayay habka wax loobaro dadka araga la` iyo barasha farta Brail- ka oo ah farta dadka araga la ay wax ku qoraan kuna aqriyaan iyadoo manta ay ku began tahay ...

Read More »

Dadaalka Naafada Dalka Iyo Dayacaadda Dadkeena

153401219

  (3/Dec/maalinta naafada aduunka) Sanad waliba naafada aduunka waxay sadaxda December  ay u tahay maalin u gaar ah tan iyo markii qaramada midoobay sanadkii 1993 ay u aqoonsatay maalinta caalamiga ah ee naafada aduunka oo lago hadlo daryeelka dadka naafada aduunida. Naafada oo ka kooban guud ahaan qaybaha bulshada sida caruurta, dadka da`da ah, rag iyo dumar ayaa waxay bulshada ...

Read More »

DHAGAYSO: Dugsiga Indhoolayaasha Alnur Oo Ka Cabanaya Dhismo Sharci Daro Ah Oo Lagu Bilaabay Xarun Ay Wasaaradda Waxbarashada Ay Kuwareejisay Dugsigaas

IMG_3346

Shir saxaafadeed ay manta muqdisho ku qabteen maamulka dugsiga indhoolayaasha Al Nuur ayaa waxay uga hadleen dhismo lagu bilaabay xaruntii hore  dugsiga sare ee Howlwadaag kaasi oo wasaradda waxabarashada dalka ay ugu tala gashay in loogu adeego dadka araga la` ee somaliya. Warsaxaafadeedka ayay ku shegeen in dhulkaas uu yahay dhulkii ugu horeyay ee dawladd somaliyeed ay ugu talagashay dadka ...

Read More »