Author Archives: admin

OGAYSII OGAYSII

ururka sab

Ururka indhoolayaasha Somaliyeed ee SAB waxa uu magalada Muqdisho ka Hirgalinayaa xarunta tabarada indhoolayaasha oo  loogu tala galay in tabar iyo wacyigalin loogu sameeyo dadka araga la` ee daduudu ka wayntahay 18 sano. Hadaba ururka waxa uu ka codsanaya dhamaan ganacstada, muxsiniinta iyo cidwaliba oo gacan ka gesan karto hirgalinta xaruntaas inay ka qayb qaataan. Mahadsanidiin

Read More »

Madaxweynaha Dalka oo kulan dhiira galin ah u sameeyey ciyaaryahan Farxaan Hadaafow

hhh4

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiiragelin ah u sameeyey Farxaan Hadaafoow oo ah ciyaaryahankii Soomaaliya  uga qeyb-galay tartanka Olombikada adduunka ee ciyaaraha naafada. Farxaan Hadaafoow Maxamuud waa ciyaaryahan Soomaali ah oo sannadkaan uga qeyb-galay dalka Brazil  ciyaaraha naafada ee Olombikada adduunka isagoo matalaya dalka Soomaaliya, madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa ku casuumay ...

Read More »

Ururka Indholayaasha Somaliya Oo Hambalyo Uadiray Sontor Abshir Bukhaari

war saxaafadeed0005

Muqdiso: war saxaafadeed laga soo saaray xafiiska gudoomiyaha ururka indhoolayaasha somaliyeed ee SAB Ibraahim Cabdulahi Maxmuud ayaa hambalyo ku aadan guusha uu gaaray xildhibaan Abshir Maxmed Axmad ( Abshir Bukhaari) udiray kaasi oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee sonoter-kii ka noqda aqalka sare ee dalka iyagoo ku amaanay shaqaalesinta xubno kamid ah dadka araga la` kuwaasoo ka howlgala hayadaha warbaahintee ee ...

Read More »

Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka

naafada

Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada. Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday  17.20 sec halka ciyaaryahanka ugu sarayo oo ...

Read More »

Hayada dayeelka naafada (DWF) oo agab waxbarasho ku wareejisay dugsiga indhoolayaasha Alnur

IMG_0300

Munaaasabad lagu qabtay xarunta dugsiga indhoolayaasha Al-nur ee magalaada Muqdisho ayaa hayadda daryeelka naafada ee fadhigeedu yahay dalka Holand waxay agab waxbarasho oo loogu tala galay dadka araga la` ku wareejisay maamulka dugsiga alnuur ee magalada Muqdisho. Wakiilka hayadda daryeelka Naafada Cabdi fataax maxmed daahir ayaa ugu horeen sharaxaad ka bixiyay agabka ay ugu deqeen dugsiga Alnuur isgoo xusay in ...

Read More »

Somaliya Oo Markii Ugu Horaysay Ka Qayb Galaysa Ciyaaraha Olombikada Naafada Aduunka (SAWIRO)

b1-2

Ciyaaryahanka Farxaan Hadafow oo ah 19 jir ayaa noqday qofkii ugu horeyay ee abad calanka somaliya ka soomuujiya fagaraha ciyaaraha Olombikada nafaada isgoo xiran fanaanadda ay kuxardhantahay astaanta somaliya, taasi oo ka dhigan inuu yahay qofkii ugu horeyay ee matala somaliya tan iyo markii labilaabay ciyaaraha Olompicada aduunka. Faraxaan oo leh rajo wanaagsan oo dhanka ciyaaraha nafaada ayaa iskudiyaarinaya inuu ...

Read More »

sab

Many wheelchairs in Uganda are donations and therefore are not designed for the people who use them or the Ugandan terrain. National Bureau of standards is challenged to enforce the implementation of the national wheelchair standards & guidelines…

Read More »

Ururka indhoolayaasha somaliya ee SAB oo deeq lacago ah ka qaybiyay magalada Muqdisho iyo qaarkamid ah gobolada dalka. ( Daawo sawirada)

s5

Ururka SAB oo utaagan caawinta iyo udoodista dadka araga la` ee somaliya ayaa deeq lacago ah u qaybiyay qaar kamid ah dadka araga la ee ku nool magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Baladweyne, Cadaado iyo dagmada Af-gooye. Lacagaahaasi oo ka timid muxsiniin ka qayb qaadatay barnaamijka GarGaar ee Idaacada Star fm ee magalada muqdisho ayaa kamahad celiyay dadkii ka faa`idaystay deqahaasi oo ...

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Kulan Dhiira Galin Ah U Sameyay Ardaydii Ugu Horaysay Ee Arag La` Oo Dalka Gudihiisa Ku dhamaysay Dugsiga Dhaxe (Daawo Sawirada)

SAM_0554

MUQDISHO-SAB : Kulan kan oo ay ka qayb galeen maamulka gobolka banaadir oo ugu horeyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa sidoo kale ka qayb galay taliyaha ciidamada boliska Somaliya Maxmed Sheikh Xasan Xaamud, , wasiiro ka tirsan maamul gobaleedyada dalka, hayadda Hormud Telcom foundation. maamulka maclimiinta iyo ardayda dugsiga Alnuur ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. Ujeedka kulankan oo ...

Read More »