wararka

Kulan Looga Hadalyay Hormarinta Waxbarashada Gaarka ah (SAWIRO)

sawar 1

Kulan looga hadlayay waxbarashada naafada somaliya oo ay soo qaban qaabiyeen digsiga indhoolayaasha Al-nur iyo Jamacada Palasma ee magalada Muqdisho ayaa  loogu soo bandhigay sida ay wax ubartaan guud ahaan dadka naafada gaar ahaan dadka qaba baahiyaha araga iyo maqalka ee ku nool magalada Muqdisho, iyadoo goobta ay dugsiyada dhogoolayaasha iyo indhoolayaasha ee magalada muqdisho qaabka ay wax u bartaan ...

Read More »

Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka oo ka qayb kulay kulan looga hadlayay xuquuqda naafada somaliya (DAAWO)

IMG_2182(1)

Shir wada tashi ah oo ay soo agaasintay hayadda dayeelka naafada DWF oo lagu qabtay magaalada muqdisho ayaa looga hadlay sida ay xuquuq dastuuri ah ay u heli karaan dadka naafada ee somaliyeed, iyadoo kulanka lagu soo bandhigay warbixino iyo muuqaallo ku saabsan xaaladda naafada caalamka iyo somaliya, Ka qayb galayaasha ayaa halkaasi ku soo bandhigay aragtiyo ku saabsan sida ...

Read More »

Ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe oo doortay gudoomiye cusub

s5

Kulan xubnaha labada gole ee ururka indhoolayaasha gobolka Shabelada oo xubin ka ah ururka indholaaysha somaliyeed ee SAB ay Ku yeesheen Magalada Jowhar ayaa waxay hogaanka ururkaasi u doorteen inuu godoomiye ka noqdo Isaaq xeedar caqiil, oo horay u ahaa gudoomiye ku xigeenka ururkaas waxana uu badali donaan gudomiyihii hore ee ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe sheekh cali rashiiid kaasi oo ...

Read More »

Ururka Indhoolayaasha Somaliyeed Ee SAB oo Sagootin U Sameyay Xubno Ka Tirsan Ururka Oo Deeq Cimro Ah Ka Helay Boqorka Sucuudiga ( SAWIRO)

s1

MUQDISHO: Munaasabad ay ka qayb galeen labada gole ee ururka indhoolayasha somaliyeed ee SAB ururada Bulashada rayidka culumaa`udiin iyo marti sharaf kale oo lagu sagootinayay 10 xubnood oo ka tirsan ururka SAB kuwaas oo deeq cimro ah ka helay boqorka dalka sucuudiga ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. Ibraahim cabdulahi maxmuud gudomiyaha ururka indhoolayaasha somaliyeed ee SAB oo daah furay munaasabadda ...

Read More »

Amb maxmed cali nuur (amerko) oo lacag ugu deeqay xarunta waxbarashada dadka araga la` ee magalada Muqdisho

maxmad

Musharax madaxweyne Amb Maxmed Cali Nuur oo ka qayb galayay barnaamijka Hormarinta waxbarashada dadka araga la oo todobaadkii maalinta sabtida ka baxo Radio Goobjoog ee magalada Muqdisho ayaa Ururka Indholayaasha Somaliya Sab ku wareejiyay lacag uu ugu tala galay in lagu bixiyo halbil oo ah kirada xarunta waxbarashada dadka araga la ee SOMALIYA oo ku taal magalada muqdisho halkaas oo ...

Read More »

Dadaalka Naafada Dalka Iyo Dayacaadda Dadkeena

153401219

  (3/Dec/maalinta naafada aduunka) Sanad waliba naafada aduunka waxay sadaxda December  ay u tahay maalin u gaar ah tan iyo markii qaramada midoobay sanadkii 1993 ay u aqoonsatay maalinta caalamiga ah ee naafada aduunka oo lago hadlo daryeelka dadka naafada aduunida. Naafada oo ka kooban guud ahaan qaybaha bulshada sida caruurta, dadka da`da ah, rag iyo dumar ayaa waxay bulshada ...

Read More »

DHAGAYSO: Dugsiga Indhoolayaasha Alnur Oo Ka Cabanaya Dhismo Sharci Daro Ah Oo Lagu Bilaabay Xarun Ay Wasaaradda Waxbarashada Ay Kuwareejisay Dugsigaas

IMG_3346

Shir saxaafadeed ay manta muqdisho ku qabteen maamulka dugsiga indhoolayaasha Al Nuur ayaa waxay uga hadleen dhismo lagu bilaabay xaruntii hore  dugsiga sare ee Howlwadaag kaasi oo wasaradda waxabarashada dalka ay ugu tala gashay in loogu adeego dadka araga la` ee somaliya. Warsaxaafadeedka ayay ku shegeen in dhulkaas uu yahay dhulkii ugu horeyay ee dawladd somaliyeed ay ugu talagashay dadka ...

Read More »

OGAYSII OGAYSII

ururka sab

Ururka indhoolayaasha Somaliyeed ee SAB waxa uu magalada Muqdisho ka Hirgalinayaa xarunta tabarada indhoolayaasha oo  loogu tala galay in tabar iyo wacyigalin loogu sameeyo dadka araga la` ee daduudu ka wayntahay 18 sano. Hadaba ururka waxa uu ka codsanaya dhamaan ganacstada, muxsiniinta iyo cidwaliba oo gacan ka gesan karto hirgalinta xaruntaas inay ka qayb qaataan. Mahadsanidiin

Read More »

Madaxweynaha Dalka oo kulan dhiira galin ah u sameeyey ciyaaryahan Farxaan Hadaafow

hhh4

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiiragelin ah u sameeyey Farxaan Hadaafoow oo ah ciyaaryahankii Soomaaliya  uga qeyb-galay tartanka Olombikada adduunka ee ciyaaraha naafada. Farxaan Hadaafoow Maxamuud waa ciyaaryahan Soomaali ah oo sannadkaan uga qeyb-galay dalka Brazil  ciyaaraha naafada ee Olombikada adduunka isagoo matalaya dalka Soomaaliya, madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa ku casuumay ...

Read More »

Ururka Indholayaasha Somaliya Oo Hambalyo Uadiray Sontor Abshir Bukhaari

war saxaafadeed0005

Muqdiso: war saxaafadeed laga soo saaray xafiiska gudoomiyaha ururka indhoolayaasha somaliyeed ee SAB Ibraahim Cabdulahi Maxmuud ayaa hambalyo ku aadan guusha uu gaaray xildhibaan Abshir Maxmed Axmad ( Abshir Bukhaari) udiray kaasi oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee sonoter-kii ka noqda aqalka sare ee dalka iyagoo ku amaanay shaqaalesinta xubno kamid ah dadka araga la` kuwaasoo ka howlgala hayadaha warbaahintee ee ...

Read More »