wararka

Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka

naafada

Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada. Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday  17.20 sec halka ciyaaryahanka ugu sarayo oo ...

Read More »

Hayada dayeelka naafada (DWF) oo agab waxbarasho ku wareejisay dugsiga indhoolayaasha Alnur

IMG_0300

Munaaasabad lagu qabtay xarunta dugsiga indhoolayaasha Al-nur ee magalaada Muqdisho ayaa hayadda daryeelka naafada ee fadhigeedu yahay dalka Holand waxay agab waxbarasho oo loogu tala galay dadka araga la` ku wareejisay maamulka dugsiga alnuur ee magalada Muqdisho. Wakiilka hayadda daryeelka Naafada Cabdi fataax maxmed daahir ayaa ugu horeen sharaxaad ka bixiyay agabka ay ugu deqeen dugsiga Alnuur isgoo xusay in ...

Read More »

Somaliya Oo Markii Ugu Horaysay Ka Qayb Galaysa Ciyaaraha Olombikada Naafada Aduunka (SAWIRO)

b1-2

Ciyaaryahanka Farxaan Hadafow oo ah 19 jir ayaa noqday qofkii ugu horeyay ee abad calanka somaliya ka soomuujiya fagaraha ciyaaraha Olombikada nafaada isgoo xiran fanaanadda ay kuxardhantahay astaanta somaliya, taasi oo ka dhigan inuu yahay qofkii ugu horeyay ee matala somaliya tan iyo markii labilaabay ciyaaraha Olompicada aduunka. Faraxaan oo leh rajo wanaagsan oo dhanka ciyaaraha nafaada ayaa iskudiyaarinaya inuu ...

Read More »

Ururka indhoolayaasha somaliya ee SAB oo deeq lacago ah ka qaybiyay magalada Muqdisho iyo qaarkamid ah gobolada dalka. ( Daawo sawirada)

s5

Ururka SAB oo utaagan caawinta iyo udoodista dadka araga la` ee somaliya ayaa deeq lacago ah u qaybiyay qaar kamid ah dadka araga la ee ku nool magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Baladweyne, Cadaado iyo dagmada Af-gooye. Lacagaahaasi oo ka timid muxsiniin ka qayb qaadatay barnaamijka GarGaar ee Idaacada Star fm ee magalada muqdisho ayaa kamahad celiyay dadkii ka faa`idaystay deqahaasi oo ...

Read More »

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Kulan Dhiira Galin Ah U Sameyay Ardaydii Ugu Horaysay Ee Arag La` Oo Dalka Gudihiisa Ku dhamaysay Dugsiga Dhaxe (Daawo Sawirada)

SAM_0554

MUQDISHO-SAB : Kulan kan oo ay ka qayb galeen maamulka gobolka banaadir oo ugu horeyo gudoomiyaha gobolka Banaadir Yusuf Xuseen Jimcaale, waxaa sidoo kale ka qayb galay taliyaha ciidamada boliska Somaliya Maxmed Sheikh Xasan Xaamud, , wasiiro ka tirsan maamul gobaleedyada dalka, hayadda Hormud Telcom foundation. maamulka maclimiinta iyo ardayda dugsiga Alnuur ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. Ujeedka kulankan oo ...

Read More »

Cabdiqaadir Geele Jaamac Oo kamid noqday dhalinyarada araga la` ee heesta Degree Bachelor

geele sax

MUQDISHO SAB: Dadaal iyo dulqaad dheer kadib ayaa c/qaadir geele jaamac oo kamid ah dhalinyarada araga la` ee somaliyeed waxa uu sanadkan kamid noqday aradayda ka qalin badlanaysa kuliyadda Cilmiga Bulshada (social science) ee jaamacada Somalia (UNISO) ee magalada muqdisho. Cabduqaadir oo waxbarshadiisa hoose dhaxe iyo sare waxuu ku soo qaatay dagmada guriceel ee gobolka galgaduud , waxana uu umahad ...

Read More »

Ardyadii Ugu Horaysay Ee Ka Qalin Badalanaysa Dugsiga Dhaxe ee Indhoolayaasha Al-Nuur Oo Bandhigooda Ugu Dambeyay Ka Sameyay Dugsigaasi (DAAWO SAWIRADA).

25

Ardayda fasalka 9aad ee dugsiga indhoolayaasha AL-nuur oo noqonaya kuwii ugu horeya ee ka qalin badasha dugsigaas ayaa manta waxay sameyeen bandhig balaaran oo ay ku soobandhigeen barnaamijyo ay u bogeen guud ahaan aradayda maclimiinta maamulka iyo masuuliyiin ka soctay Hormuud Telcom Foundation ayaa lagu qabtay xarunta dugsigaasi. Barnaamijyada xiisaha badan ay soo bandhigeen oo kubaxayay luuqadaha somaliga carabiga iyo ...

Read More »

Idaacada Starfm iyo Ururuka indhoolayaasha somaliyeed (SAB) oo hirgliyay barnaamijka GARGAAR oo lagu caawinayo dadka araga la` ee ku nool Somaliya.

16

ujeedka barnaamijka waa hormarinta dadka araga la` sida aqoonta xirfadaha iyo nolasha iyo in laseemyo barnaamij indhaha loogu fiiqayo laguana daawenayo dadka araga ka xanuunsanaya, si looyareeyo arag yarida. waxaad barnaamijka uga qayb qaadan kartaa adiooga wacaya nambarka wacitaanka idaacad ee +252-616000555 ama waxaad awoodi ugu dir namabarkaaan oo uu gacanta ku hayo ururka Somali Assoc Blind Sab 612673774 ama 612673773 ...

Read More »

Ardaydii ugu horaysay ee ka qalin jabisa dugsiga indhoolayaasha Alnuur oo Laptob-yo loogu qaybiyay magalada Muqdisho.

15

Munaasabad lagu qabtay magalda Muqdisho oo ay ka qayb galeen wasiiro ka tirsan dawladda somaliya masuuliyin ka soctay hayadda Hormud foundation iyo maamulka iyo maclimiinta dugsiga indhoolayaasha Al-nur iyo marta sharif kale. Ardayada qalin jabinaysay oo aheed 12 arday ayaa lasiiyay midwaliba oo kamid ah compitar laptob iyadoona ardayda kaalimaha ugu horeysa kashayna ayaa lagudoonsiyay . HAMABALYO ARDAYDA ALNUUR IYO ...

Read More »