wararka

Ururka indhoolayaasha somaliya ee SAB oo deeq lacago ah ka qaybiyay magalada muqdisho iyo qaarkamid ah gobolada dalka.

7

Ururka SAB oo utaagan caawinta iyo udoodista dadka araga la` ee somaliya ayaa deeq lacago ah u qaybiyay qaar kamid ah dadka araga la ee ku nool magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Baladweyne, Cadaado iyo dagmada Af-gooye. Lacagaahaasi oo ka timid muxsiniin ka qayb qaadatay barnaamijka GarGaar ee Idaacada Star fm ee magalada muqdisho ayaa kamahad celiyay dadkii ka faa`idaystay deqahaasi oo ...

Read More »

shirweynaha ururka indhoolayaasha somaliyeed oo lagu qabtay magalada Muqdisho.

1

shirka golaha guud ee ururka indhoolayaasha somaliya oo sanadkii laba jeer la qabtay ayaa lagu qabtay xarunta dhaxe ee ururka SAB ee magalada Muqdisho iyadoona ay ka qayb galeen xubnaha labada gole ee ururka, iyo sidoo kale aqoonyahano lagu marti qaaday furitaanka shirka. shirka golaha guud ee ururka oo looga tashto ayaaha dadka araga la` ee somaliyeed iyo hormarinta ururka ...

Read More »