Cabdiqaadir Geele Jaamac Oo kamid noqday dhalinyarada araga la` ee heesta Degree Bachelor

MUQDISHO SAB:

Dadaal iyo dulqaad dheer kadib ayaa c/qaadir geele jaamac oo kamid ah dhalinyarada araga la` ee somaliyeed waxa uu sanadkan kamid noqday aradayda ka qalin badlanaysa kuliyadda Cilmiga Bulshada (social science) ee jaamacada Somalia (UNISO) ee magalada muqdisho.

Cabduqaadir oo waxbarshadiisa hoose dhaxe iyo sare waxuu ku soo qaatay dagmada guriceel ee gobolka galgaduud , waxana uu umahad caliyay maamulka iyo maclimiinta jamacada somaliya iyo cidwliba oo ku dhiira galisay ama ku caawisay waxbarashada sida uu ku daabacay bartiisa facebook.

waxaan ugu hambalyenaynaa guusha uu gaaray halkaaga ka siiwad ayaan leenahay

geele

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*