Dufacdii labaad ee ka qalin Jabinaysay dugsiga indhoolayaasha Alnur oo barnamij sogoodin u sameyay ardayda dugsigaas

Ardyda ka qalib badalanaysa dugsiga indhoolayaasha Al-nur oo barnaamij sagoodin ah u sameyay arday maclimiinta dugsigaas

ardayda sanadkaan dhamesysanaysa waxbarashada dugsiga dhaxe ee indhoolayaasha ALNUR oo konoqonaya dufacadii labaad ee ka qalin jabisa dugsiga ayaa barnaamij sagoodin ah oo ay ku midaysanaayeen fasalada 9aad- iyo 8aad ugu qabtay xarunta dugsiga kaasi oo ay goob joog ka ahaayeen dhamaan ardayda dugisga maclimiinta, shaqaalaha iyo guud ahaan ardayda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*