Kulan Looga Hadalyay Hormarinta Waxbarashada Gaarka ah (SAWIRO)

Kulan looga hadlayay waxbarashada naafada somaliya oo ay soo qaban qaabiyeen digsiga indhoolayaasha Al-nur iyo Jamacada Palasma ee magalada Muqdisho ayaa  loogu soo bandhigay sida ay wax ubartaan guud ahaan dadka naafada gaar ahaan dadka qaba baahiyaha araga iyo maqalka ee ku nool magalada Muqdisho, iyadoo goobta ay dugsiyada dhogoolayaasha iyo indhoolayaasha ee magalada muqdisho qaabka ay wax u bartaan ardayda dhigta dugsiyadaas.

Gudomiye ku xigeenka jamacada Plasma ee magalada Muqdisho Mamxed sheikh Cumar  oo daah furay kulankaas ayaa ka hadlay ujeedka kulankaas waxaan  uu ka qayb galayaasha kula dardaamay in laacaawiyo dadka baahiyaha gaarka qaba

Maamulaha dugsiga indhoolayaasha alnuur cabdifataax maxmed dahir ayaa shegay in dadka araga la` ay hadda samenayaa hormar dhanka waxbarashada islamarkaana ay u baahanyihiin taageere intaan kabadan oo heer caalami ah

Muuse xasan axmad oo kamid ah baraayaasha dugsiga dhagoolayaasha ALSUM ayaa bulshada somaliyeed ku dhaliilay inaysan taageerin dadka araga la` isagoo k hadlay takoorka ay kula kulmaan bulshada inteeda kale

Dadka naafada ee somaliyeed ayaa hada ka soo kabanay waxbarasho la`aan ku heestay somaliya kadib markii lafuray iskoolo aan sidaas u badneen oo wax lagu baro dadka naafada ah.

sawr 2 sawar 4 sawar 5 IMG_2645 sawar 1sawr 2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*