OGAYSII OGAYSII

Ururka indhoolayaasha Somaliyeed ee SAB waxa uu magalada Muqdisho ka Hirgalinayaa xarunta tabarada indhoolayaasha oo  loogu tala galay in tabar iyo wacyigalin loogu sameeyo dadka araga la` ee daduudu ka wayntahay 18 sano.

Hadaba ururka waxa uu ka codsanaya dhamaan ganacstada, muxsiniinta iyo cidwaliba oo gacan ka gesan karto hirgalinta xaruntaas inay ka qayb qaataan.

Mahadsanidiin

ururka sab

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*