Somaliya oo kaalinta shanaad ka gasahay ciyaaraha Olompikada Naafada aduunka

Ciyaaryahanka 19 jirka ee Farxaan Hadaafow oo ah ciyaar yahankii ugu horeyay ee somaliya u matala ciyaaraha naafada aduunka oo manta ka qayb galay ciyaaraha olimpikada naafada ee lagu qabtay dalka Barzil ayaa galay kaalinta shanaad heerka kala horeenta ciyaaryahanada.

Farxaan hadaafow ayaa ku tartamayay tartanka baaskiilada ee 100 mitir isagoo ku oraday  17.20 sec halka ciyaaryahanka ugu sarayo oo ka soo jeeda dalka USA uu ku orday 18.49 sec

GUUL FARAHAN HADAAFOW

naafada FAR FAR2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*