Ururka Indholayaasha Somaliya Oo Hambalyo Uadiray Sontor Abshir Bukhaari

Muqdiso: war saxaafadeed laga soo saaray xafiiska gudoomiyaha ururka indhoolayaasha somaliyeed ee SAB Ibraahim Cabdulahi Maxmuud ayaa hambalyo ku aadan guusha uu gaaray xildhibaan Abshir Maxmed Axmad ( Abshir Bukhaari) udiray kaasi oo noqday xildhibaankii ugu horeyay ee sonoter-kii ka noqda aqalka sare ee dalka

iyagoo ku amaanay shaqaalesinta xubno kamid ah dadka araga la` kuwaasoo ka howlgala hayadaha warbaahintee ee xildhibaanku milkiilaha ka yahay.

war saxaafadeed0005

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*