Ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe oo doortay gudoomiye cusub

Kulan xubnaha labada gole ee ururka indhoolayaasha gobolka Shabelada oo xubin ka ah ururka indholaaysha somaliyeed ee SAB ay Ku yeesheen Magalada Jowhar ayaa waxay hogaanka ururkaasi u doorteen inuu godoomiye ka noqdo Isaaq xeedar caqiil, oo horay u ahaa gudoomiye ku xigeenka ururkaas waxana uu badali donaan gudomiyihii hore ee ururka indhoolayaasha Shabelada dhaxe sheekh cali rashiiid kaasi oo sideeddi isano aynu, iyagoona gudomiye ku xigeen u doortay Cabdi Sheekh oo horay u ahaa afhayeenka ururkaas.
Ururka Indholayaasha Somaliya Sab Ayaa bogaadiyay doorashada ka dhacday magalaada Jowhar isagoo ku tilmaamay guul taariikhi ah, oo ay gaareen dadka araga la ee gobolka shabelada dhaxe.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*