Ururka indhoolayaasha somaliya ee SAB oo deeq lacago ah ka qaybiyay magalada Muqdisho iyo qaarkamid ah gobolada dalka. ( Daawo sawirada)

Ururka SAB oo utaagan caawinta iyo udoodista dadka araga la` ee somaliya ayaa deeq lacago ah u qaybiyay qaar kamid ah dadka araga la ee ku nool magaalooyinka Muqdisho, Jowhar, Baladweyne, Cadaado iyo dagmada Af-gooye.

Lacagaahaasi oo ka timid muxsiniin ka qayb qaadatay barnaamijka GarGaar ee Idaacada Star fm ee magalada muqdisho ayaa kamahad celiyay dadkii ka faa`idaystay deqahaasi oo ay aad ugu baahnaayeen.

s4s2s1

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*