shirweynaha ururka indhoolayaasha somaliyeed oo lagu qabtay magalada Muqdisho.

shirka golaha guud ee ururka indhoolayaasha somaliya oo sanadkii laba jeer la qabtay ayaa lagu qabtay xarunta dhaxe ee ururka SAB ee magalada Muqdisho iyadoona ay ka qayb galeen xubnaha labada gole ee ururka, iyo sidoo kale aqoonyahano lagu marti qaaday furitaanka shirka.

shirka golaha guud ee ururka oo looga tashto ayaaha dadka araga la` ee somaliyeed iyo hormarinta ururka SAB ayaa waxaa shir gudoominayay gudoomiyaha ururka indholayaasha somaliya Ibraahim C/lahi Maxmuud oo ay garab fadhiyaan ku xigeenkiisa Bashiir Maxmed Jimcalie iyo xoghayaha guud ee ururka por Cabdi Nuur Fodey, iyadoona shirka lagu soo bandhigay wax qabadka ururka SAB ee laxdii bolood aynu soo dhaafnay, qorshaha ururka uu ku doonayo inuu ku caawiyo dadka araga la ee somaliya.

shirka ayaa inta uu socday waxaa la isku dhaafsaday argtiyo kala kadisan oo ay soo bandhigeen xubnihii ka qayb galayay.

1 2 3 4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*